Amina Mohamed oo caawiso bulshada Soomaaliyeed ee dalka Finland
Subax Wanaagsan: Somali Breakfast Club - Ein Podcast von Mohammed Sadaq

Kategorien:
Amina Mohamed waa qof hal abuur aad u wanaagsan keen si bulshada Soomaalieed ee ku nool dalka Finland uga faa'iidaan. Shirkada Amina waa shirkad iyo samafal isku jiro