Maxaa sababi kara, in qofka muslimka ah , uu diinta shaki ka galo ?

Reer Guuraa - Ein Podcast von Muna iyo Shukri

Qaybtan waxaa marti noogu ah Sheekh Mustafe (Abu Rowdah), oo ka mid ah sheekhiinta ugu caansan Denmark. Waa sheekha iyo imamka magaalada Aalborg, Denmark.  Sheekha waxaanu waydiinay su'aalo ka mid ah, su'aalaha ay na soo waydiiyeen dhagaystayaashu. 

Visit the podcast's native language site