Weydii Qoraaga #01
Radio Deegaan Codka Geeska - Ein Podcast von Deegaan Codka Geeska
Kategorien:
Waa barnaamij hab wareysi ah u dhacaya oo uu qoraaga uga Jawaabayo su'aalo cilmiyeysan oo dhiiragelin iyo wacyigelin. Qoraa Suldaan Maxamed Suldaan Ibraahim Suldaan Garyare
