Episode 8: upside of stress: Sida stress farxad loogu bedelo.

Halwo Ali: Life coach - Ein Podcast von Halwo Ali

Podcast artwork

Kategorien:

casharkaan waxaad ku baran doontaan sida xaladkasta ee adag ee aad ku jirtid aad u wajihi kartid adiga oo dhanka wanaagsan ka eegaayo.  waxaad inagala soo xiiiri kartaan: whatsapka +4794105914: ama telgramka Halwo Ali. https://www.youtube.com/c/HalwoAli/videos. https://www.facebook.com/halwoali12/