SE05EP06 Ciid Wanaagsan
Codka Ubax - Ein Podcast von Ismaaciil C Ubax

Kategorien:
Send us a text Carruurnimadaadii, sidee ayaad u ciidi jirtey? Su'aashan ayaannu weydiinnay ehel iyo asxaab kala duwan oo maanta ku ciidayay magaalada Hargeysa. Dhegaysi wacan! Support the show